Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay yihiin Qodobada laysku mari la’a yahay ee Shirka Xamar?
    Somalia

    Maxay yihiin Qodobada laysku mari la’a yahay ee Shirka Xamar?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 16, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Qodobada laysku mari waayay,waxaa ka mid ah……

    Xasan muxuu rabaa?

    1.Xasan oo ku dhagan 2025 March in ay qabtaan Doorasho Qof iyo Cod ah Afarta DG.

    2.Xasan oo soo jeediyay hal Gudi Doorasho in uu wada qabto Doorashooyinka oo idil.

    DG maxay rabaan?

    1.In ay Nov qabsadaan Doorashooyiinkooda  oo ay ku galaan mid dadban oo ay umadaxbanaan yihiin.

    2.In la siiyo mudo kordhin siman oo ka bilaabata Nov 2024-Nov 2026.

    Kulankii hore ee saakay,wuxuu ahaa mid amni,kadib,ayaa laguda galay kulankii caadiga ahaa.

    Uma badna in wax laysku raacsan yahay kasoo baxaan,sababtoo ah Xasan ma ogola in DG ka mudo xileed danbeeyaan ama la simaan,sidoo kale DG ma ogola in ay Sanad gaaban qaataan oo Xasan la maamulo Doorashooyinkooda.

    Waxay ubadan tahay in uu si rasmi ah iyadoon wax laysku raacay aysan jirin oo mid kale loo balamayo lagu soo kala tago oo Warqad aan macno lahayn laga soo saaro Galabta ilaa Berifoog.

    Habayaraatee dan Umadeed kama shirayaan oo waxa ay ku loolamayaan waa Siyaasi walba tiisa,halka ay ka ahaan lahayd in Shirku noqdo mid Qaran oo saamayntiisa leh.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.