Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Akhriso:-Qodobada Warsaxaafadeedka Shirka B&K Wadanka oo hordhac ah
    Somalia

    Akhriso:-Qodobada Warsaxaafadeedka Shirka B&K Wadanka oo hordhac ah

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 16, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Qodobada laysku mari waayay??

    Xasan?

    1.Xasan oo ku dhagan 2025 March in ay qabtaan Doorasho Qof iyo Cod ah Afarta DG.

    2.Xasan oo soo jeediyay hal Gudi Doorasho in uu wada qabto Doorashooyinka oo idil.

    DG?

    1.In ay Nov qabsadaan Doorashooyiinkooda oo ay ku galaan mid dadban oo ay umadaxbanaan yihiin.

    2.In la siiyo mudo kordhin siman oo ka bilaabata Nov 2024-Nov 2026.

    Kulankii hore ee saakay,wuxuu ahaa mid amni,kadib,ayaa laguda galay kulankii caadiga ahaa.

    Uma badna in wax laysku raacsan yahay kasoo baxaan,sababtoo ah Xasan ma ogola in DG ka mudo xileed danbeeyaan ama la simaan,sidoo kale DG ma ogola in ay Sanad gaaban qaataan oo Xasan la maamulo Doorashooyinkooda.

    Waxay ubadan tahay in uu si rasmi ah iyadoon wax laysku raacay aysan jirin oo mid kale loo balamayo lagu soo kala tago oo Warqad aan macno lahayn laga soo saaro Galabta ilaa Berifoog.

    Habayaraatee dan Umadeed kama shirayaan oo waxa ay ku loolamayaan waa Siyaasi walba tiisa,halka ay ka ahaan lahayd in Shirku noqdo mid Qaran oo saamayntiisa leh.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Banaanbixii Muqdisho Ee Sabtida oo la baajiyay

    September 26, 2025

    Ciidamada PL oo Ceelal hor leh ka sifeeyay argagixisada

    September 26, 2025

    Trump oo markale ilhaameeyay Xasan Shiikh

    September 26, 2025
    Latest Posts

    Banaanbixii Muqdisho Ee Sabtida oo la baajiyay

    Ciidamada PL oo Ceelal hor leh ka sifeeyay argagixisada

    Trump oo markale ilhaameeyay Xasan Shiikh

    Faallo:-Dabka uga shidmay Xamar Xasan halkee la aadi doonaa?

    Wax badan ka ogow tagida Xasan Shiikh Ee Kismaayo

    Jubaland oo garab istaagtay mucaaradka Muqdisho.

    Xasan Shiikh oo dabin siyaasadeed ugu dhacay Mucaaradka Xamar

    Jen.Qalyare oo Aas qaran loogu sameeyay Garowe

    Xog:-Maxaa kala socotaa mashruuca horumarinta Ee New Muqdisho?

    Xasan Shiikh oo baadigoob ugu jira isla sawirka Trump

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.