Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo ku saabsan Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka B&K Dalka
    Somalia

    Faallo ku saabsan Warmurtiyeedka kasoo baxay Shirka B&K Dalka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 17, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Fashil,ayuu kusoo idlaaday Shirkii Madaxda Bartamaha iyo Koonfurta Wadanka ee Muqdisho ka socday maalmihii udanbeeyay.

    Qodobadii muhiimada lahaa ee quseeyay Doorashooyinka laguma xusin Warmurtiyeedka.

    Qodobka Amaanka si macna leh uguma aysan hadlin oo ma faahfaahin xiliga hawlgalka Galmudug soo dhamaanayo iyo qorshe guud oo dagaalkaas ku salaysan.

    Sidoo kale Cutubyada waxka badalka Dastuurka ee Xasan sameeyay DG si cad uma aqbalin kaliya,waxay soo dhaweeyeen Shaqada socota.

    Waa la filayay in Warmurtiyeed noocaan ah uu kasoo baxayo Shirkan marka la qiimeeyo xogihii laga helayay.

    17-May oo Laba Sano ubuuxsantay in Xasan la kulmo waji gabaxan,waxay ka dhigan tahay in uu siyaasiyan dhintay.

    DG waxay toos u aadayaan Doorashooyinkooda dadban,taasoo ku ah dhabarjab weyn qorshihii Dastuur iyo Doorasho ee Xasan.

    Labada Sano ee uharsan Xasan,wuxuu ahaanayaa Mayd siyaasadeed.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.