Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Mudo ku dhow 10-Saacadood wali lama hayo raq iyo ruux Madaxdii Iran.
    Somalia

    Mudo ku dhow 10-Saacadood wali lama hayo raq iyo ruux Madaxdii Iran.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 19, 2024Updated:May 19, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Mudo kudhoow 10-Saacadood wali lama hayo raq iyo ruux Madaxdii Iran.

    Uguna muhiim sanaayeen madaxweynihii iyo Wasiirkii arimaha dibada ee dalkaas.

    Dhamaan Dawladaha aduunka,ayaa kaqayb qaadanaya Gurmadka iyo Baadigoobka Madaxda Wadankaas.

    Waxaa wax lala yaaba ah in Diyaaradihii Galbinayay waftiga Madaxweynaha kulaabteen Tehran iyagoon ogayn waxa kudhacay diyaaradii Madaxweynaha.

    Awood Ciidan iyo mid gaashaandhig waa leeyihiin lkn Aduunka maanta ah waa qalab casri ah iyo xogta oo deg-deg loo heli karo markasta intaas Iran malahan.

    Qalabkeeda iyo wara warayn teeduba waa mid qadiim ah,sigaara diyaarada Madaxweynahu saarnaa waxay ahayd diyaarad kuwa Qumaatiga ukaca Aircopter 1973 ah oo kuwii dagaalka Vitnam Maraykanku sameeyay ayay ahayd.

    Dhac dadaan waa mid naadir ah marka laga tusaale qaato Dal iran oo kale ah,waxaana ceeb ku ah waa lawaayay.

    Waa lahayaa xogteeda ama waa bur burtay ama waa lahelay waa la aqbali karaa balse lamaba hayo diyaaradii dhamayd ee Madaxweynuhu saarnaa ayaaba ceeb iyo fadeexad noqotay.

    Wadaadadu waa ceeboobeen

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.