Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faahfaahin Shilka uu ku geeriyooday Madaxweynaha Iran
    Somalia

    Faahfaahin Shilka uu ku geeriyooday Madaxweynaha Iran

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 20, 2024Updated:May 21, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Muuqaalka hoose waa Xafladii uu kala qayb galay dhigiisa Aserbijan inta uusan Shilka diyaaradeed ku dhiman Madaxweynihii Iran.

    Waa muuqaalka Xafladii uu kala qayb galay dhigiisa Aserbijan inta uusan Shilka diyaaradeed ku dhiman Madaxweynihii Iran.

    Burburka diyaarada gaaray iyo gurmadka oo saacado badan qaatay marka la qiimeeyo rajada in ay cidi diyaarada ka badbaaday waa yarayd oo xitaa hadii dhaawac… pic.twitter.com/AUmbZJzsKO

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) May 20, 2024

    Burburka diyaarada gaaray iyo gurmadka oo saacado badan qaatay marka la qiimeeyo rajada in ay cidi diyaarada ka badbaaday waa yarayd oo xitaa hadii dhaawac jiray ,waxaana aad udheeraa Saacadaha raadinta.

    Helitaanka burburka diyaarada,waxaa ka saaciday Satarlaydka Midowga Yurub iyo Turkiga diyaaradiisa casriga ah,taasoo markay gurmadka soo gashay wax kayar laba Saacadood kusoo heshay halka diyaaradu ku dhacday.

    Dhacdadan,waxay qaawisay Iran,waxayna muujisay halka ay dhigeen Wadaada xagjiriinta ah Wadankii soo jireenka ahaa Ee Iran.

    15-Saacadood haday qaadatay helida Raqda Madaxweynihii oo waliba Quwado shisheeye ay ka caawiyeen maxaa loo qaban karaa Muwaadinka caadiga ah ee reer Iran?

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.