Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxkamada Caalamiga ah Ee Danbiyada oo amartay in lasoo xiro Netanyahu
    Somalia

    Maxkamada Caalamiga ah Ee Danbiyada oo amartay in lasoo xiro Netanyahu

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 20, 2024Updated:May 20, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maxkamada caalamiga ah ee danbiyada,ayaa amartay in lasoo xiro RW Israa’iil Netanyahu iyo Wasiirkiisa Gaashaandhiga.

    Labada Nin,waxaa loo haystaa danbiyo dagaal oo ay ka galeen Shacabka Falastiin ee Qasa.

    Israa’iil,waxay u aragtaa in amarkan Sharciga baalmarsan yahay oo uu taageerayo xasuuqa Yuhuuda markale.

    Si kale,waxay u aragtaa Israa’iil go’aanka Maxkamada in uu Xamaas ku dhiirigelinayo ka dagaalanka Shacabka dhexdiisa.

    Reer Galbeedka oo dhabarka ka taagan Israa’iil ma hor istaagin go’aanka Maxkamada,Laba arimood awgood….

    1.In aysan toos umuuqan ku tagrifalka awoodaha caalamiga ah ee ay marmar ku kacaan.

    2.Netanyahu oo ay xakamayn waayeen oo laftigiisa ay rabaan in la bajiyo.

    Si guud go’aanka Maxkamada danbiyada ee caalamiga ah ugu yaraan waxuu muujinayaa in caalamka damiirkiisu nool yahay Shacabka Falastiina dhibka ku dhacaya aan loo dulqaadan akrin.

    Maxkamada caalamiga ah ee danbiyada,ayaa amartay in lasoo xiro RW Israa'iil Netanyahu iyo Wasiirkiisa Gaashaandhiga.

    Labada Nin,waxaa loo haystaa danbiyo dagaal oo ay ka galeen Shacabka Falastiin ee Qasa.

    Israa'iil,waxay u aragtaa in amarkan Sharciga baalmarsan yahay oo uu… pic.twitter.com/oeXsHm0oss

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) May 20, 2024

     

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.