Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweynaha Kenya oo booqasho Qaran ku jooga Maraykanka
    Somalia

    Madaxweynaha Kenya oo booqasho Qaran ku jooga Maraykanka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 24, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Kenya oo uu si xushmad leh u agtaagan yahay MW Maraykanka,islamarkaana uu kusoo dhaweeyay Makarafoonka,ayaa khudbad macno leh oo uu ku faanayo Dimuqraadiyada iyo Maamul wanaaga Wadankiisu leeyahay ee ay wadaagaan Maraykanka jeediyay.

    Labada MW khubado erayo soo jiidasho leh ka buuxaan oo lays xushmaynayo la muujinayo sinaan iyo iskaraamayn ayay jeediyeen.

    Maraykanku,wuxuu xoojiyay saamayntiisa Afrika tan iyo intii Shiinuhu saamayn ku yeeshay Afrika.

    Kenya waa Wadamada udub dhexaadka u ah wax wada qabsiga Afrika iyo Maraykanka wayna ka faa’idaysatay fursadahaas Kenya.

    Booqashada MW Ruto ee M,ayaa ah mid Qaran oo si weyn loo qiimeeyay,isla markaana loo sameeyay soo dhaweyn maqaam iyo xushmad ku dheehan tahay.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Ma dhici doontaa markale in MW Somaliya maqaamkaas loogu soo dhaweeyo Aqalka Cad oo uu jeediyo khudbada Ruto jeediyay ee wadata Faanka iyo isla weynida Qaran iyo nidaam.

    Nasiibdaro Xasan halkii uu ku mashquuli lahaa hankaa sare oo ka shaqayn lahaa Dowlad Dhis,waxaa wakhtigiisii… pic.twitter.com/Sve3rX3NPl

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) May 23, 2024

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.