Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Loolanka Aasiyada fog Ee Shiinaha iyo Maraykanka
    Somalia

    Faallo:-Loolanka Aasiyada fog Ee Shiinaha iyo Maraykanka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 25, 2024Updated:May 25, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Taiwan ma’ahan Ukraine,waxay leedahay ​​Ciidan aad udhisan oo ku hubaysan Hub casri ah.

    Sidoo kale,waxaa degan Ciidamo door ah oo Maraykan ah,waxaana ku yaala mid ka mid ah Saldhigyadiisa Gobolka kan ugu muhiimsan.

    Ciidamada Maraykanka ee jooga Taiwan,ayaa lagu sheegaa ku dhawaad 90-kun oo Askari oo ku Hubaysan Maraakiibta xanbaara Diyaaradaha.

    Shiinuhu si fudud Taiwan dhinaceeda Dhulka uma dhigi karo,waxa uuna kala kulmi doonaa khasaare baaxad weyn oo awoodiisa si lixaad leh udhimi doonta.

    Maraykanku si weyn,ayuu udanaynayaa in Shiinuhu dagaal galo oo waxaa ku jirta fursad lagu celin karo Shiinaha ugu yaraan 50-Sano oo danbe.

    Dad badan,ayaa aaminsan in Shiinuhu goolaaftamayo oo uusan ku dhacayn dabinka uu galay Ruushka.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.