Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Barnaamijka Madasha JQ oo Marti ku ahaa Wasiirka Waxbarashada PL
    Somalia

    Barnaamijka Madasha JQ oo Marti ku ahaa Wasiirka Waxbarashada PL

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 26, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka Waxbarashada Puntland Xalay,waxa uu nasiiyay warbixin dhamaystiran oo ku saabsan Waxbarashada Puntland.

    Si gaar ah Imtixaanaadka socda qabsoomidooda,ayuu si faahfaahsan uga waramay.

    Shacabka Puntland,ayaa su’aalo toos ah ku waydiiyay Barnaamijkii Xalay Wasiirku ku casunaa.

    Sidoo kale Barnaamijka Maclimiin iyo haldoor kale oo Waxbarashada ka shaqeeya,ayaa tallooyin ugu soo gudbiyay Wasiirka iyo Wasaaradaba.

    Waa uga Mahadcelinaynaa Wasiirka Waxbarashada Fu’aad Abshir xog warankiisii Xalay.

    Runtii Waxbarashada Puntland meel lagu faani karo oo lagu farxi karo ayay maraysaa,waxayse usii baahan tahay kasii shaqayn.

    Bulshada in loo waramo waa umuhiim Dowlad dhiska iyo wada shaqaynta.

    Halkan ka dhagayso Barnaamijka.

    https://x.com/JibrilQoobey/status/1794381723486286102?t=xPatPj9_fa9gM8NhMXIR4A&s=19

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.