Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xasan Shiikh iyo Aadan Madoobe oo Kenya uwada safray
    Somalia

    Xasan Shiikh iyo Aadan Madoobe oo Kenya uwada safray

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 28, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Aadan Madoobe iyo Xasan Shiikh midba gaar kiisa,ayuu Kenya ugu safray,waxaase cajiib ah inay garoonka Muqdisho isku arkeen Gudoomiye Aadan madoobe iyo Xasan Shiikh.

    Aadan Madoobe wuxuu ka qayb galayaa Shirka Gudoomiyayaasha Baarlamaanka Wadamada East Afrika,kadibna Shirkaas markuu ka qayb galo mudo 7-8 maal mood ah,ayaa uqorshaysan in uu Kenya sii joogo.

    Sidoo kale Xasan Shiikh,ayaa safarkiisa isna waxa ugu muhiimsan ay tahay in uu Wiliam Rutu kala hadlo arimahii Dawlada Maraykanka uu kala soo kulmay,si gaar ah fariintii uu usii dhiibay bal jawaabta uu kala soo kulmay in aan Ciidanka ATMIS la saarin iyo Sidoo kale heshiisyo gaara oo Dan shaqsi quseeya oo Xasan Kenya kula heshiiyay.

    Kenya waxaa kuwada sugan dhamaan Xubnahii Baarlamaanka iyo Madaxdii maamulka Muqdisho fadhiya,kaasoo Shir iyo saxiix inuu ka qayb galo maahane wax kale shacabka iyo Danta dadka ay Magacooda ku qaraabtaan aan u ahayn.

    FG.

    Majiraa hal mashruuc oo Dan shacab ah oo lafuliyay mudadii Labada Sano ahayd?

    1.ISkuul.
    2:Isbitaal.
    3.Wadooyin.
    4:Garoomo Diyaaradeed.
    5.Dekado Dalkaan lagusoo Kordhiyay.

    Dawladi,waa mida fulisa Himilada iyo mabaadiida Shacabka,waana intaas waxay Dowladii Shacabkeeda uqabato.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.