Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa maanta ka furmay Shir weynaha Bankiga Horumarinta Qaaradda Afrika oo ay ku sugan yihiin madaxweynayaal ka socda Qaaradda Afrika iyo hoggaamiyayaal kale oo caalamka ah.
Somaliya,waxaa ku matalaya Shirka wefti Dowlada Sharciyada lumisay ee Xamar oo uu hogaaminayo Xasan Shiikh.
Halkan ka daawo muuqaalka