50-Sano kadib,waxay Somaliya Xubin ka noqotay Golaha Amniga QM.
2 -Sano ayay Xubintan haynaysaa oo qayb ka ahaanaysaa 10-ka Wadan ee aan joogtada ahayn ee la doorto Somaliya.
1972-dii ayaa ugu danbaysay Somaliya ka mid noqoshada Golaha amaanka.
Halkan ka daawo muuqaalka