Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay ka dhigan tahay Xubinimada Golaha amaanka Ee Somaliya?
    Somalia

    Maxay ka dhigan tahay Xubinimada Golaha amaanka Ee Somaliya?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 6, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Somaliya,waxay utahay sharaf iyo soo kabasho.

    Dowlad masuul ah qaybna ka ah waxkaqabashada xasarada amni iyo Siyaasadeed ee caalamka ayay noqonaysaa Dowlada Somaliyed.

    Balse Dowladnimadu waa gudaha iyo maxaliga oo la hagaajiyo.

    Awoodaada Dowladnimo ee gudaha inta ay le’eg tahay ayay saamayntaada dibadu yeelanaysaa.

    Nin Gurigiisu gubanayo ama aan Gacantaba ku hayn yaa wax ka dhagaysanaya?

    Maxay soo kordhisay Cunaqabatayntii Hubka ee la qaaday?

    Maxay soo kordhisay Dayn cafintii la sameeyay?

    Xubinimada Golaha amaanka,waa la mid noqonaysaa hadaan loo helin Siyaasad gudo oo midaysan.

    Cidii rabtaa ha sheegto lkn waa wax ufiican Wadanka Xubinimada Golaha amaanka ee QM.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.