Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Amiirka Qatar ma waxa uu bilaabay dhexdhexaadinta Abiy iyo Xasan?
    Somalia

    Faallo:-Amiirka Qatar ma waxa uu bilaabay dhexdhexaadinta Abiy iyo Xasan?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 13, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Taleefoonada Amiirka Qatar kula hadlay Xasan Shiikh iyo Abiy waa is muujin ay Qatar muujinayso 2-Sano kadib markii Siyaasada Somalida banaanka laga dhigay.

    Saamaynta Qatar ee DF Xamar ku kooban hoos ayay udhacday kadib doorashadii Xasan Shiikh.

    Sidoo kale Qatar saamayn kuma leh B&K,PL iyo SL.

    Xiriirka Amiirka Qatar,waa dhaqdhaqaaq Diblomaasiyadeed oo ku salaysan muujin saamayneed oo fursad looga arkay khilaafka Itoobiya iyo Dowlada Xamar ku kooban.

    Si gaar ah Qatariyiintu,waxay u arkaan in ay reer Galbeedka uga helayaan soo dhaweyn isku soo dhaweynta Xasan iyo Abiy marka ay timaado xasiloonida Gobolka.

    Qatar,waxaa uga adkaatay Siyaasada Somalida Imaaraadka oo haatan saamayn muuqata ku leh Maamulada B&K,PL &SL.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.