Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Go’aanka Ruushka ka caraysiiyay oo kasoo baxay Shirka G-7
    Somalia

    Go’aanka Ruushka ka caraysiiyay oo kasoo baxay Shirka G-7

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 14, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Lacagtan oo gaareysa $50bn oo Ruushka laga xanibay,ayaa lagu wareejinayaa Ukrain,sida ay go’aamiyeen Wadamada G-7 ee Talyaaniga ku Shirsan.

    Ukrain,waxay utahay fursad qaaliya helida Lacagtan oo kusoo aadaysa xilli ay baahi weyn uqabto taageero Milleteri oo deg-deg ah.

    Ugu danbayn Sanadkan dabayaaqadiisa ayay gaaraysaa Lacagtan Ukrain.

    Fariin dhabar jab ah ayay ku tahay Ruushka go’aanka ka dhanka ah ee G-7 ay ku gaartay in ay ku wareejiso Ukrain Lacagtii isaga laga xanibay si ay ugu isticmaasho dagaalka ay kula jirto.

    MW Maraykanka,ayaa hadal jees jees ah ku yiri Ruushka,kaasoo ahaa…”Nagama leexin kartid jihada aan usocono waxna kama badali kartid go’aamadayada”.

     

    https://x.com/JibrilQoobey/status/1801728373992944108?t=PxFFwO2wPO9WrgRVYheRdw&s=19

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.