Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Alshabaab weli waa ka awood badan yiihiin Ciidamada Dowlada Xamar
    Somalia

    Faallo:-Alshabaab weli waa ka awood badan yiihiin Ciidamada Dowlada Xamar

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 19, 2024Updated:June 19, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Weli Dowlada Xamar iyo Maamulada Bartamaha iyo Koonfurta Wadanka,waxaa ka awood badan Argagixisada.

    Marka laga qiimeeyo dhawr jiho….

    1.Xarumaha Tababarada.
    2.Tababarada.
    3.Xuuraanka iyo Sahanka
    4.Qalabka.

    Shaqada ugu muhiimsan ee in la qabto ubaahan Sanadaha soo socda….

    B.Tayaynta Ciidamada.
    T.Tayaynta Xarumaha Tabararada.
    J.Tayaynta Maamulka iyo nidaamka Ciidamada.
    X.Tayaynta Qalabka Ciidamada.

    Dowlada haatan joogta way ku fashilantay dhisida Ciidan Qaran oo la tacaala amaanka.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.