Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»QM oo markale ku celisay in ay lama taabtaan tahay midnimada Somaliya
    Somalia

    QM oo markale ku celisay in ay lama taabtaan tahay midnimada Somaliya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 24, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Erayada ay isticaamashay Qaramada Midoobey,waa kuwii horay loo isticmaalay ,waana kaliya wax hadal ku kooban,waana intay awooday.

    Balse Somalida,ayaa laga rabaa in ay iska difaacaan damaca Itoobiya.

    Xasan Shiikh waxa uu ku fashilmay in uu Somalida Siyaasadooda iyo Ciidankooda mideeyo oo iyagoo isku duuban ay iska difaacaan Itoobiya.

    Hab hadalkiisii Maanta,waxa uumuujinayay…

    1. Diciifnimo.
    2.Damac Hunguri.
    3.Danaysi gaar ah.
    4.Fursad Itoobiya ay ka faa’idaysan karto.

    Dooda Xasan Maanta,waxay iftiiminaysay in uu Itoobiya wax walba u ogol yahay ee kaliya ay isaga soo marto.

    Caalamku Diblomaasiyad,waa nagu taageeri karaa lkn Ciidan Itoobiya naga dhiciya nooma keeni karaan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.