Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Khudbadii Xuska 26-ka June haday qiimo lahayd,waxaa jeediyay RW xigeenka Saalax.
    Somalia

    Khudbadii Xuska 26-ka June haday qiimo lahayd,waxaa jeediyay RW xigeenka Saalax.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 26, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Khudbadii Xuska 26-ka June haday qiimo lahayd,waxaa jeediyay RW xigeenka Saalax.

    1.Waxuu dul istaagay kala qaybsanaanta maanta taagan,waxa sababay.

    2.Waxa uu dul istaagay SL Raga hogaanka uhaya in ay mar ahaayeen kuwii Midnimada hormuudka u ahaa.

    3.Waxa uu dul istaagay Koonfur in aysan oolin Caqli iyo Siyaasad wax midaynaysa oo baahi uqabta Somali maqan.

    4.Waxa uu dul istaagay in aan lakala tagin oo wax walba oo jira la hoos joogo Calanka Buluuga ah.

    5.Waxa uu dul istaagay in Somali aysan sinaba ku kala tagi doonin wax walba oo dhaca.

    6.Waxa uu dul istaagay in Muqdisho iyo Hargaysaba ay kasoo yeerayaan Erayo qalafsan oo wax sii kala fogaynaya.

    Waxaa xusid mudan in uu Firdhiye usheegay cida matasha,meesha uu kasoo jeedo iyo darajadiisa.

    Saalax Jaamac,waa hadlay Caawa,waxa uuna matalay Somalida Maskaxda furan.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.