Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Magaaladii Calanka Buluuga ah laga hor taagay oo Caawa uu Xaaraan ka yahay
    Somalia

    Faallo:-Magaaladii Calanka Buluuga ah laga hor taagay oo Caawa uu Xaaraan ka yahay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 26, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Magaaladii ay ka hor curatay Xoriyada Ummadda Somaliyed ee Hargaysa in Caawa Calanka Buluuga ah xaaraan ka yahay oo aan looga dabaal dagayn Midnimada Somaliyed,waa jab ku dhacay Wadajirka Ummadda Somaliyed.

    40-Sano ka hor Siyaasiyiin qayb ka ahaa Qaranimada Somaliyed Caawa in ay qayb ka yihiin kala taga Qaranimada,waa jab Labaad oo ku habsaday Qaranka.

    Xaqiiqdii Somalida oo isxumanaysa in ay Caawa isdhaafsanayso hadalo xanaf leh,iyadoo ay tahay Maalintii Midowgeeda,waxay ku tusaysaa sida loo kala fogaaday.

    Si gaar ah Somalida aan kasoo jeedin Waqooyiga ee fariimaha qalafsan udiraya kuwa Waqooyi,waxay lumiyeen doorkoodii dib umidaynta Ummadda Somaliyed.

    Hadii 64-Sano ka hor Hargaysa ay Somali midowgeeda awgeed Odoyaal uga soo tageen,waxay ahayd in Maanta la helo Odoyaal sidaas oo kale sameeya.

    Heesaha Hargaysa Caawa ka baxaya,waa kuwo Qalbiyada waxgaradka Somaliyed aad udhibaya,balse waxmagaratadu qaybna ku raaxaysanayso qaybna ka falcelinayso.

    Hadaad aaminsan tahay Somalida in ay ugu badiso Midowga door ka qaado isku soo dhawaan shaheeda.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.