Qodobadan loo xushay Khataraha amni Qaranka,waa macquul loo hakan karo.
Balse su’aashu,waxay tahay yaa wax ka qabanaya oo uheelan?
Dowlada Xasan hogaamiyo markay talada la wareegtay 8-dan Qodob waa taagnaayeen,waxayna ahaayeen kuwa hortabinta uleh Dowlad dhiska.
Sanadkii 3-Aad,ayaa usocda Dowlada Xasan waxbana kama qaban Hal Qodob oo ka mid ah 8-deedan,kuwii ay isku dayday in ay waxkaqabatayna,waa ku fashilantay……
1. Argagixisada;
2. Aragtida Gooni-goosadka;
3. Dowlad-nugeylka;
4. Xuduudaha Beylahda;
5. Faragelinta Shisheeye;
6. Isbeddelka Cimilada;
7. Khatarta Tiknoolajiyadda;
8. Khataraha Bulshada;
JQ.
[contact-form][contact-field label=”Name” type=”name” required=”true” /][contact-field label=”Email” type=”email” required=”true” /][contact-field label=”Website” type=”url” /][contact-field label=”Message” type=”textarea” /][/contact-form]