Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Ma waxaa jira Amni Qaran oo Somalidu ku midaysan tahay?
    Somalia

    Faallo:-Ma waxaa jira Amni Qaran oo Somalidu ku midaysan tahay?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 28, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ma jirto khatar amni iyo Siyaasad amni oo Somalidu ka midaysan tahay,isla markaana la dagaallankeeda lagu wada socdo.

    Deegaan walba,waxa uu leeyahay khatar amni oo gaar ah,waxaana ka mid ah khatarihiisa mid uga imaanaysa Deegaan kale oo Somaliyed.

    Jawaabaha Bulshada ka imaanaya?

    1.Argagixisada habka loola dagaallamayo layslama waafaqsana.

    2.Gooni goosad cida ah iyo fikrada Gooni goosadka ah ee lala dirirayo layslama waafaqsana.

    3.Dowlad nugaylka mida Xasan hogaaminayo,ayaa ugu nugul oo kala daadsan.

    4.Xuduudaha Beylahda,waxaa ugu hooseeya Garoonka iyo Dekeda Muqdisho ee Xasan hoos yimaada.

    5.Faragalinta Shisheeyaha ee qaawan,waxay taalaa Xamar oo Xasan xukumo.

    6.Isbadalka Cimilada waa khatar laga siman yahay.

    7.Khataraha Tiknoolajiyada,waa laga siman yahay.

    8.Khataraha Bulshada mida Xamar ee hogaaminta Xasan ku hoos jirta,ayaa wajahaysa khatarta ugu weyn.

    Warka kasoo baxay Wasiirada Xamar,waa mid macquul ah oo loo adeegsanayo si khaldan.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.