Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Sahminta Shidaalka Somaliya oo muujinaysa Shidaal fara badan oo ceegaaga ah Badda Somaliya.
    Somalia

    Sahminta Shidaalka Somaliya oo muujinaysa Shidaal fara badan oo ceegaaga ah Badda Somaliya.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 30, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Somaliya waxaa la sahmiyey 265 block oo badda ah laga soo bilaabo Sanadkii 1972.

    1. Sanaadihii 2015/2016 waxaa sahminta (seismic survey) lagu sameeyey inta u dhaxeysa Hobyo Basin-Jubba Basin oo ka kooban 165 block.

    2. ⁠Waxaa lagu sheegay ilaa iyo 30-45 Billion oo Fuusto in laga soo saari karo.

    3. ⁠Daraasadda ayaa sheegtay in dhagaxyada sahanka iyo shidaal trails ay badan yihiin markasta oo dhinaca Waqooyiga loo kaco.

    4. ⁠Shirkadaha Shidaalka baara sida Stat Oil, TGS, Liberty Ool, ENI, Total, TEXACO, Shell, British Petroleum ayaa sheegay in Somalia ay ku jirto waddamada qaniga ku ah Shidaalka iyo Gaaska (Hydrocarbon deposits).

    5. ⁠Dhaqaalaha,ayaa lagu qiyaasay $3-5 trillion in Somalia ka heli karto tobanka (10) ee soo socota.

    DG iyo DFS,ayaa waxaa ka dhex jira muran Sharci,iyadoo PL ay aqoonsigii Dowladnimo ee Dastuuriga ahaa kala laabatay DFS.

    Heshiiskii Shidaalka ee ay horay ukala saxiixdeen DG iyo DFS,ayaa dhigayay in 24-Mayl,wixiii ka badan aysan hoos imaanayn DG.

    Sida xogaha lagu helayo Shirkad Turkiya,ayaa aad udanaynayda in ay Ceelka koobaad ee Somaliya laga qodayo ay dilaaciso Sanadka danbe Bishiisa 1-Aad.

    Balse R.Galbeedka,gaar ahaan Norway,ayaa ka caga jiidaya qorshaha Turkiga una aragta deg-deg.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.