Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay yihiin Qodobada looga xaajoonayo kulanka Itoobiya iyo Somaliya Ee Ankara?
    Somalia

    Maxay yihiin Qodobada looga xaajoonayo kulanka Itoobiya iyo Somaliya Ee Ankara?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 30, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Qodobada looga xaajoonayo kulanka Beri ka furmaya Ankara ee dhexmaraya Dowlada Itoobiya iyo Somaliya.

    Waxay kala yihiin Qodobada….

    1. Ka noqoshada MOU
    2. ⁠Wadahadal Ganacsi
    3. ⁠ATMIS iyo doorka Itoobiya.

    DFS waxay umuuqataa in ay dabac ka muujisay wada xaajoodka Itoobiya oo ay ka tanaasushay oraahdeedii ahayd…

    “Marka hore,waa in ay ka laabataaa isfahanka ay la gasahay SL ee MOU”.

    Cadaadis ay samaysay BC,ayaa saamayn ku yeeshay DFS oo ku khasbay in ay shuruud la’aan aqbasho kulanka,sida xoguhu sheegayaan.

    Dadka falanqeeya Siyaasada,waxay qabaan in aysan ceeb ku ahayn DFS dabaca ay muujisay balse uu yahay Qoob ka ciyaar Siyaasadeed oo loo baahnaa xilligan.

    Itoobiya dhan walba marka laga eego khasaare kuma qabto loolanka hada socda.

     

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.