Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faahfaahin heshiiska Dowladaha Itoobiya iyo Somaliya Ee Ankara
    Somalia

    Faahfaahin heshiiska Dowladaha Itoobiya iyo Somaliya Ee Ankara

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 1, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    1.BC oo Kenya kasoo wareejisay dhexdhexaadinta,kadib markii ay ogaatay in aysan ku filnayn.

    2.Maraykanka iyo UK oo si cad utaageersanaa kulanka.

    3.Itoobiya oo Shirka la timid in loo sii daayo MOU-ga.

    4.DFS oo diiday lana timid Shirka dood adag oo ka dhan ah MOU-ga.

    5.Dood adag oo ka dhacday kulanka.

    6.Turkida oo door macno leh qaadatay.

    Maxaa la gaaray?

    B.Wareeg Labaad oo wada hadal in layskugu yimaado September iyo Turkiga.

    T.Itoobiya in ay hakiso wada hadalkii SL ee MOU-ga ilaa kulanka danbe.

    J.Turkiga oo damaanadqaad ka noqday heshiiska,taasoo udhiganta in Wadankii ka baxa waxa lagu heshiiyay in uusan xurmayn Dowlada Turkiga.

    X.Dowlada Turkiga oo qoordhiibasho ka saxiixday Labada Wadan ka hor intuusan furmin wada hadalku.

    Maxay Somaliya ka faa’iday?

    In Diblomaasiyad lagu hakiyay qorshihii Muuse Biixi oo Itoobiya Gacmaha la qabtay.

    Maxaa laga rabaa DFS Somaliya?

    In dib loo bilaabo wada xaajoodkii SL iyo DFS ee Turkigu dhexdhexaadinta ka ahaan jiray.

    In ay hakiso DFS dhamaan arimaha khatarta ku ah Maamulka SL.

    Yaa guulaystay?

    1.Dowlada Somaliya oo ay ku jirto SL oo MOU-gu uusan dan ugu jirin.

    2.Dowlada Turkiga oo martigelinta lahayd.

    3.BC oo riixaysay wada xaajoodka.

    4.Itoobiya oo leh dano Qaran oo waa weyn.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.