Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Axmed Madoobe ma ka badbaaday dabinkii Damjadiid?
    Somalia

    Faallo:-Axmed Madoobe ma ka badbaaday dabinkii Damjadiid?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 2, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Talaabada uu qaaday Baarlamaanka JL,waa khalad oo waxay ilhaamo ku tahay nidaamka iyo in la helo JL lawada leeyahay oo horumar samaysa.

    Balse,waa khalad in la galo Maanta la taageeri karo ama ay tahayba in la baritaaro.

    Koonfurta Somaliya in laga helo wax caqabad ku noqda rabitaanka Xasan Shiikh,waa loo baahan yahay.

    Inkastoo hadana la fahmi karo Xasan in uu Wadadaas oo kale mari karo oo tusaale ka dhigan karo Axmed Madoobe.

    Lkn mararka qaar khalad in aad ka shaqayso Siyaasadaa dhigaysa.

    Axmed Madoobe,waa ka hor dhacay dabinkii Damjadiid ee ahaa ilaa Sabtida in la meermeeriyo Axmed kadibna lagu soo dul saaro Shuruucda iyo Gudiga Doorasho ee Xasan diyaarsaday.

    Haatan Baarlamaanku waa ufuray Wadada,waxaana la filayaa ugu danbayn Bishan ama tan danbe bilowgeeda in uu qabsado isdoorashadiisa oo markan ah 5-Sano.

    Gudi Doorasho oo cusub Axmed uma baahna oo kii horaa ujooga kaliya Laba xubnood oo ka maqan,ayuu buuxinayaa.

    WQ.JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.