Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Ma loo baahnaa xilligan dib uhabaynta Dastuurka Jubaland?
    Somalia

    Faallo:-Ma loo baahnaa xilligan dib uhabaynta Dastuurka Jubaland?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 3, 2024No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shaqo wanaagsan,ayaa laga qabtay dib uhabaynta Dastuurka Jubaland oo waxaa lagu sii fariisiyay nidaamka Fadaraalka ah.

    Erayga ah Dowlada Jubaland ee Xubinta ka ah Dowlada Fadaraalka”. Waa meel galaa loo baahnaa.

    Dowlad Goboleed in meesha laga saaro oo si rasmi ah loo qaato Dowlada,waa Qodob isaguna la asiibay.

    Sidoo kale mudo xileedka MW JL in 5-Sano laga dhigo,waa Qodob kale oo mudnaan leh.

    Hanaanka Dowladnimo ee JL in uu noqdo isku jir Baarlamaani iyo Madaxtooyo ma xuma.

    Sidoo kale,dib uqaabaynta Garsoorka,ayaana iyaduna xiiso leh sida loo ururshay oo loo koobay.

    Si guud in Dastuurka JL Qodobada uu ka kooban yahay lasoo urursho oo hab qoraalkiisana dib loo saxo,waa Shaqo wanaagsan oo la qabtay.

    Qodobadan,waxay sii xaqiijinayaan nidaamka Fadaraalka ee Dalka,waxayna soo afjarayaan hankii Xasan uu Dastuurka Fadaraalka ah ku burburinayay.

    Waxaa lagu diiday Xasan Sh. Sadex maqaam oo kala ah….

    1.Madaxweynaha oo Hogaamiye loo badalo.
    2.Dowlada JL oo loo badalo Maamul.
    3.Gudi iyo Shuruuc Xamar laga soo sameeyo.

    Axmed Madoobe haduu kusii adkaysto Wadadan,wuxuu noqonayaa Masuul uhooliyay nidaamka Wadanka oo qaatay door loo baahnaa xilli muhiim ah.

    Waxaa iyaguna bogaadin mudan Baarlamaanka Jubaland ee qabtay Shaqadan,waxaana la oran karaa waa mid ka mid ah Shaqooyinkii ugu muhiimsanaa ee ay qabtern mudadii ay jireen.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.