Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Villa Somaliya oo ku dhici wayday in ay ka hor timaado qorshaha Axmed Madoobe
    Somalia

    Villa Somaliya oo ku dhici wayday in ay ka hor timaado qorshaha Axmed Madoobe

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 3, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Villa Somaliya,waxay ku dhici wayday in ay ka falceliso talaabadii uu  Shalay qaaday Baarlamaanka Jubaland.

    Xasan iyo Xamse,waxay uyeereen Cali Xoosh oo ay ku amreen in uu Warqad kasoo saaro talaabada Axmed qaaday,balse,wuxuu ku dooday in uu Dastuurkiisa taabtay oo uusan Doorasho faragelin Axmed.

    Axmed Madoobe Maanta,waxaa horyaal Laba Qodob oo kala ah…

    1.In uusan lumin doorkiisa Dowlad dhiska iyo ilaalinta nidaamka Fadaraalka ah.

    2.In uu kasbado Bulshada Beesha Daarood oo Xamse Wadada uu maray uusan dabagelin.

    Axmed in uu sii ahaado hogaamiye adag oo lagu hirto,isagay ku xiran tahay.

    Si gaar ah Shacabka PL in uu ku qabsado Deni oo ay u arkaan hogaamiye qiyam ilaalinaya,isagay ku xiran tahay.

    Hadiise ballanqaadayada hooseeya ee loosoo bandhigayo uu qaato oo lumiyo doorkii ilaalinta Dastuurka ka saarnaa,taariikhda meel fool xun,ayuu ka geli doona.

    Haldoorka Bulsho ee PL,waxay Axmed u arkaan hogaamiye weli loo sii baahan yahay oo mid la agdhigo karo xiligan uusan ku jirin Beesha Ogaadeen.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.