Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Muxuu uga dhigan yahay Sinjiga iyo Dowlada Somalida hadalka Abiy?
    Somalia

    Faallo:-Muxuu uga dhigan yahay Sinjiga iyo Dowlada Somalida hadalka Abiy?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 4, 2024Updated:July 4, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hadalka Abiy,waxa uu ku yahay Somalida Gobanimadeeda iyo jiritaankeeda Ummadnimo jees jees,yasmo iyo hoos udhigid.

    Saakay,waxaa qurxoonaan lahayd in jawaab uqalanta la siiyo,balse nasiibdaro majirto awood jawaabi karta iyo haybad Dowladnimo oo jawaab bixin karta.

    Qof walba oo Somaliya oo Uunka saaran,ayuu hadalka Abiy ku yahay ilhaamo iyo wax uu ka dhiidhiyo.

    “SL in aan la gaarno isfahan,waxaa keenay markay DFS kasoo jawaabi wayday dalabkayagii oo SL ay noqotay cida kasoo jawaabtay dalabkayagii,waa go’aan masiiriya in aan Badda adeegeeda gaarno”Ayuu yiri Abiy.

    Waa hadal masuuliyad daro ah oo lagu sifayn karo Gaangiistar Aag uxiran yahay oo Qabaan ka ah Dadka ku nool.

    “Mukulaal Madow” in aan Geeska Afrika ku joogno,ayuu muujiyay Abiy iyo in rabitaanka Qofka Xabashiga ah uusan gorgortan geli karin.

    “Inta ay nagu dacwaynayaan Dad aan waxba naga badali karin may anaga na baryaan oo Lacagta uga baxaysa Diyaaradaha Iskuul ku dhistaan”Waa macnaha hadalkii Abiy uu ka hor jeediyay Baarlamaankiisa.

    Abiy,waa,waxaan Gob ahayn oo wax kala aqoon oo nagu helay fursad.

    “Eebow waxaan ahay Nin Gob ah oo Guni rifaysaa”Ayay saakay taagan tahay.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.