Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xisbullah oo weerar aargoosi ah ku qaadday Israa’iil
    Somalia

    Xisbullah oo weerar aargoosi ah ku qaadday Israa’iil

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 5, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kooxda Xisbullaah ee dalka Lubnaan,ayaa in ka badan 200 oo Gantaal iyo weerar diyaaradaha aan duuliyaha lahayn loo adeegsaday ku qaadday Waqooyiga Israa’iil, iyadoo ka jawaabeysa dilka mid ka mid ah Talyeyaasheeda ugu sarreeya.

    Milatariga Israa’iil,ayaa sheegay in mid ka mid ah Saraakiishiisa lagu dilay weerarkan, oo ku billowday tiro Gantaallo ah.

    Milatariga,ayaa sidoo kale sheegay inay beegsadeen saldhigyada Xisbullah ee koofurta Lubnaan, iyagoo ka jawaabayay weerarkooda.

    Taliyihii Xisbullah,ayaa lagu dilay duqeymo Cirka ah oo ay Israa’iil ka geysatay Magaalada koofurta Lubnaan ku taalla ee Tyre.

    Maxammed Nimah Nasser,wuxuu ka mid ah Saraakiisha ugu sarreeya ee kooxda ee lagu dilo dagaalka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.