Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Miisaaniyada Dowlada Kenya oo la dhimayo kadib Mudaaharaadyadii
    Somalia

    Miisaaniyada Dowlada Kenya oo la dhimayo kadib Mudaaharaadyadii

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 6, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa Jimcihii soo jeediyay kharash dhimis iyo deyn dheeraad ah, si xukuumaddiisa ay u kabto dal-daloolka miisaaaniyeed ee ay wajaheyso, kaddib marki ay dowladda ka laabatay 2.7 bilyan oo dollar oo ay canshuur ahaan ugu krodhi rabtay shacabka.

    Ka laabashada qorshaha canshuur kordhinta qaranka ayaa yimid kaddib todobaadyo dibadbaxyo rabshado watay oo ay hogaamiyeen dhalinyarada Kenya, kuwaas oo ay ku dhinteen ugu yaraan 39 qof, tiro kale oo badanna ay ku dhaawacmeen.

    Khudbad uu ka jeediyay telafishanka ayuu Rutoku sheegay in uu weydiisan doono baaralammaanka kharash dhimsi dhan 177 bilyan oo shilinka Kenya ah oo u dhiganta ($1.39 bilyan) miisaaniyad sannadeedkan oo billaabmaya bishan July. Wuxuu kaloo sheegay in dowladdiisu ay kordhin doonto lacagaha amaahda, isla markaana ay soo deynsan doonaan 169 bilyan oo shilin.

    Bannaanbaxyadi Kenya ka dhacay labadi todobaad ee lasoo dhaafay ayaa ahaa kuwi ugu khasaaraha badnaa tan iyo marki uu madaxweyne Ruto talada waddanka la wareegay ku dhawaad muddo laba sano ah.

     

    Xigasho:-VOA.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.