Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»La taliyihii Amniga Qaranka Farmaajo oo ku baaqay in Alshabaab ka difaacdo Itoobiya Dhulka Somaliyed
    Somalia

    La taliyihii Amniga Qaranka Farmaajo oo ku baaqay in Alshabaab ka difaacdo Itoobiya Dhulka Somaliyed

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 11, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    In uu Afkiisa kasoo baxo hadal udhigma ..”Shabaab in ay la dagaallamaan Itoobiya,iyagoo difaacaya Dhulka Somaliyed”,waa qayr masuulnimo.

    Shabaab mahan koox loo tusi karo Bulshada Wadaniyiin difaaci kara qiyam Somaliyed.

    Shabaab waa argagixiso khatar ku ah Amniga,jiritaanka,qiyamka,Diinta iyo Dowladnimada Somaliyed.

    Cabdi Siciid hadalkiisa,waa mid soo afjaray hankiisii Siyaasadeed isaga iyo kii kooxda uu ka tirsan yahay ee Nabad iyo Nolol oo muujinaya sida Shabaab iyo kooxdaas iskugu dhawaayeen.

    Sidoo kale hadalkiisu,wuxuu fursad usamaynayaa oo waliba umuuqdaa in lagu taageerayo RW Abiy.

    Waxaa muuqata Dadkii diidanaa Dowladii Fahad iyo Farmaajo aysan ku khaldanayan diidmadoodii xooganayd marka la qiimeeyo aragtidooda ay ka qabaan Shabaab.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.