Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Biden oo weli ku adkaysanaya hankiisa markale in uu hogaamiyo Maraykanka
    Somalia

    Biden oo weli ku adkaysanaya hankiisa markale in uu hogaamiyo Maraykanka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 13, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Biden weli waa ku adkaysanayaa in uu yahay Musharax utaagan tartanka Madaxweynaha Maraykanka.

    Boqolaal taageerayaashiisa ah ,ayuu kula hadlay Magaalada Detroit Michigan.

    “Meelna uma socdo oo waan tartamayaa,waana ku guulaysanaynaa,waxaa khatar idin ku ah Trump”Ayuu ku yiri Dad la jidbaysan taageeradiisa.

    Biden cadaadiska ugu weyn ee haysta,waa Da’da oo dad badan ay qabaan in uusan awood ulahayn hogaaminta Maraykanka jir ahaan iyo Maskax ahaan.

    Hadal haynta ugu badan,waxay bilaabatay doodii uu lagalay Trump oo aad loo dhaliilay.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.