Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Nin dilay in ku dhow 50 Haween ah oo Booliska Kenya Gacanta ku dhigeen
    Somalia

    Nin dilay in ku dhow 50 Haween ah oo Booliska Kenya Gacanta ku dhigeen

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 15, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidamada amaanka Kenya,ayaa Gacanta ku dhigay Nin dilay 42 Haween ah oo ay ku jirto Xaaskiisa.

    Ninkan,waxaa laga soo qabtay Soweto oo ka tirsan Kayole saaka abbaare 3-dii Subaxnimo,isagoo ku sugan goob uu ku daawanayay Ciyaarta kama danbaysta ah ee Koobka Yurub.

    Howlgal ay iska kaashadeen Ciidamada DCI iyo saraakiisha NPC,ayaa lagu soo qabtay.

    Madaxa DCI-da Kenya Maxamed Amiin oo la hadlay Saxaafada Maanta oo isniin ah,ayaa sheegay in Ninkan uu qirtay dilka 42-da haween ee lagu tuhunsanaa dilkooda.

    “Eedaysanuhu waxa uu qirtay in uu dilay oo uu ku tuuray Qashinka Maydadkooda Labadii 42-da Haween ee lagu tuhmay dilkooda”Ayuu yiri madaxa DCI.

    Dhammaan Haweenka uu dilay Ninkan,waxa uu dilay intii u dhaxeysay 2022-kii iyo illaa 11-kii Luulyo, 2024,isagoo duubay ka hor inta uusan Qashinka ku tuurin.

    Haweentii ugu horaysay ee uu dilo,ayaa ahayd Xaaskiisa,waxa uuna ku dilay Ceejis kadibna waa jarjaray Maydkeeda.

    Waa dhacdo argagaxgelisay Shacabka Kenya oo aad loo hadal hayo.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.