Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xogta Hubka lagu qabtay Magaalada Caabudwaaq Ee G.Galgaduud
    Somalia

    Xogta Hubka lagu qabtay Magaalada Caabudwaaq Ee G.Galgaduud

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 15, 2024Updated:July 15, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hubka,waxaa laga soo gaday Itoobiya,waxaana soo gaday Liban Shuluq oo kasoo jeeda Beesha HG Sacad.

    Liibaan Hubka,waxa uu kusoo iibshay Magaca DFS oo waxa uu haystaa Qandaraas Hubeed.

    Hubka,waxaa galbinayay Ciidanka Liyuu Booliska,waxayna Xalay seexsheen Laasacaanood oo ka tirsan Gobolka Qoraxey.

    Saakay ayay uga hareen Ciidanka Liyuu Booliska Deegaanka Axmed Gurey oo udhaxeeya Caabudwaaq iyo Balanbale.

    Xogta Hubka oo baxday,ayaa Sababtay in Ciidamo kasoo kala baxay Balanbale iyo Caabudwaaq ay weerar ku qaadaan Gaadiidkii Hubka waday.

    Kadib,waxaa usoo gurmaday Gawaarida Hubka siday Ciidamo Nisa-da Galmudug ah,waxaana halkaa ka qarxay dagaal kharaar,kaasoo sababay in Ciidankii Nisa laga awood roonaado oo ay 11-Mayd ah uga carareen goobta lagana reebto Gawaaridii iyo Hubkii.

    Dhanka Dadka Deegaanka Balanballe iyo Caabudwaaq,waxaa dagaalka uga Geeriyooday. 8-Qof oo ka kasoo kala jeeda…

    Laba R. Siyaad ah.
    Laba R.Warsame ah.
    Laba Wagardhac
    Laba R.Kooshin ah.

    Hubkan,waxaa la tilmaamayaa Sadex jiho midkood in uu usocday oo kala ah…

    1.Musharaxiin utaagan Doorashada Galmudug.

    2.Ganacsato Gaalkacyo joogta.

    3.Colaada Beelaha Leelkase iyo HG.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.