Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maamulka Galmudug oo war xaqiiqda uga dhow kan Xamar kasoo saaray Hubka CW
    Somalia

    Maamulka Galmudug oo war xaqiiqda uga dhow kan Xamar kasoo saaray Hubka CW

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 16, 2024Updated:July 16, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Liibaan Shuluq,waa in Maamulka Galmudug soo qabtaa oo Maxkamad saaraa,sababtoo ah,isagaa Hubkan lahaa oo ka xadgudbay Sharciga.

    Ujeedka Liibaan Shuluq usoo iibsaday Hubkan,waa in uu Beel ku Hubeeyo kadibna kula loolamo Maamulka hada Galmudug hogaaminaya.

    Qorshaha socda,waa in Musharax ay hubayso Villa Somaliya kadibna si xoog ah loogu qabto Doorasho ka dhan ah Madaxda haatan Galmudug hogaaminaysa meel Galmudug ka mid ah.

    Villa Somaliya,way kula socotaa Liibaan soo iibinta Hubkan oo,iyadaa Shatiga siisay,isla markaana Warqada ay soo saartay Maanta si dadban ugu difaacaysa.

    Isku soo wada duuboo yoolka Villa-da,waa burburinta Nidaamka Galmudug iyo Hubaynta Beelaha.

     

     

    Halkan ka akhriso Warqada Galmudug:-

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.