Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Israa’iil iyo Xisbulaah oo qarka usaaran in ay dagaalamaan
    Somalia

    Israa’iil iyo Xisbulaah oo qarka usaaran in ay dagaalamaan

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 17, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xilli dagaalka Qasa uu sii xoogeysanayo,ayaa waxaa soo baxaysa cabsi isa soo tareysa oo laga qabo in dagaal kale oo Bariga Dhexe uu ka qarxo – taasi oo cawaaqib xumo ku noqon karta Gobolka iyo guud ahaan caalamka.

    Israa’iil iyo kooxda Xisbullah ee Lubnaan oo ay taageerto Iran,ayaa Sagaalkii Bilood ee la soo dhaafay isku ridayay Gantaallo xadka ay wadaagaan.

    Hadii colaadani isu badasho dagaal buuxa, oo xisbullah iyo Israa’iil ay dagaalamaan, waxa ay keeni kartaa in maleeshiyaadka ay Iran taageerto ee Ciraaq, iyo Yemen kus o biiraan oo ay colaada ku fido Bariga Dhexe islamarkana uu Maraykanku ku lug yeesho.

    Iran lafteeda,ayaa si toos ah u faragelin karta. Qaramada Midoobay ayaa ka digtay “musiibo aan laga gudbi karin” haddii uu dagaal u dhaxeeya Xisbullah iyo Israa’iil uu qarxo.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.