Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Macno intee le’eg ayay xanbaarsan tahay Warqada Wasiir Fiqi kasoo baxday?
    Somalia

    Macno intee le’eg ayay xanbaarsan tahay Warqada Wasiir Fiqi kasoo baxday?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 22, 2024Updated:July 22, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waa Warqad aad uqiimo yar oo muujinaysa sida Wasiirka Arimaha Dibada umacno yar yahay.

    Hadaladiisii iyo aragtidiyadiisii ku salaysnaa wararka Baraha Bulshada,ayuu ku maareeyay Diblomaasiyadii Wasaarada Arimaha Dibada.

    Erayga ah…”Hogaamiyaha Gobollada Waqooyi”…waa luuqad fadhi ku dirir oo qayb kasii qaadanaysa kala taga Ummadda Somaliyed oo aan ku haboonayn masuul Afkiis in ay kasoo baxdo.

    Erayada ah…”Itoobiyaa Hub Somaliya kusoo daldalaysa”..Cida Hubka Itoobiya kasoo iibsatay,waa Dowlada Fiqi Wasiirka ka yahay ee Itoobiya Hub uma soo rarin reer CW.

    Erayada ah…”CW Maleeshiyo joogta,ayaa Hubka kusoo weerartay Ciidan Dowladeed”..Waa marin habaabin ee CW ,waxay ka hor tagtay Hub Sharcidaro ah oo ay wadato Gacan Sharcidaro ah,waxayna fashilisay qorshe ahaa in lagu soo Hubeeyo Beel kale oo uu ka dhaxeeyo Loolan Daaqsin iyo Deegaamayn ah.

    Dhan walba oo Warqadan laga eego,way macno yar tahay,waxayna umuuqataa mid lagu qoray Dariiq oo aan lahayn dhadhan nidaam iyo akhlaaq Diblomaasi.

     

    Halkan ka akhriso:-

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.