Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Ka faa’idayso oo ku darso Saami Dekeda Garacad oo la furay Saamiyadeeda
    Puntland

    Ka faa’idayso oo ku darso Saami Dekeda Garacad oo la furay Saamiyadeeda

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 28, 2024Updated:July 28, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maanta,waxaa dib loo furay Saamiga Dekeda Garacad oo horay loo xiray,wuxuuna furnaanayaa ilaa Bisha Nov ee Sanadkan.

    Codsi ka yimid Bulshada Somaliyed,ayaa keenay in dib loo furo Saamiyada Dekeda.

    Waxaa soo jiidasho leh in dhimis 40% ah loo sameeyay Dadka Saamiga ku darsanaya Dekeda ilaa Nov oo halkii Saami oo (A) looga iibinayo $97300,halkii uu ka ahaa $140-kun.

    Waa Saamigii ugu danbeeyay ee la iibsho mana jiri doono Saamiya danbe oo dib loo furayo.

    Bisha Nov,waxaa la Saxiixayaa heshiiska Dekeda Saamigeeda qayb looga iibinayo Shirkada Imaaraatiga ah,waxaana halkii Saami ee aad Maanta ku iibsato $97300 kuu noqon doonaa Sadex Jibaar Dec Sanadkan $340-kun.

    Ka faa’idayso fursadan ufuran Qof walba oo Somaliya.

     

    Kala xiriir Maamulka Shirkada Wadaagsin Ee Dekeda Garacad maamusha,hadaad dananayso Saami in aad ku darsato.

    +252907796097
    +252907791996
    +252907795540

    Email
    info@garacadseaport.com

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.