Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Dilal ka dhacay Xarunta Ganacsiga PL Ee Bosaso
    Puntland

    Dilal ka dhacay Xarunta Ganacsiga PL Ee Bosaso

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 29, 2024Updated:July 29, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Laba dhacdo,ayaa 10 Daqiiqo gudahood ka dhacay Bosaso oo amnigeedu aad usareeyay waayahan danbe…

    1.Gudoomiye ku xigeenkii Jaamacada EA Khaalid,isagoo Gurigiisa galaya,ayaa la dilay,ma cada waxa dilka sababay.

    2.Haweenay,ayaa dishay Wiil ay Sodoh u ahayd oo Gabadheeda qabay ayna Uur ulahayd,ma cada waxa ku kalifay go’aankaas in ay qaadato.

    Dowladu amniga Bosaso,wax weyn ayay ka qabatay kana badashay mana jirin Dilal iyo Qaraxyo ka dhacay waayahan.

    Bulshadu,waxay Indhaha ku hayaan sida Boolisku uga falceliyo Labadan dhacdo iyo xogaha uu soo bandhigo.

    Magaalo Bosaso oo kala ah in Laba Qof ku dhimato Maalinkii ma’ahan wax lala yaabo,balse waxa loo baahan yahay xogta iyo ka daba taga cida wax dishay.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.