Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Dilka hogaamiyihii Xamaas iyo saamaynta uu ku yeelanayo Iran
    Somalia

    Faallo:-Dilka hogaamiyihii Xamaas iyo saamaynta uu ku yeelanayo Iran

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 31, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Iran markale,ayaa la ceebeeyay oo marada looga saaray Suuqa bartankiisa.

    Hogaamiyihii Xamaasta awooda badan,ayaa lagu dhex dilay Hoygiisa Caasimadooda Tehran.

    Ma’ahan,isagoo Suuqa maraya ama Masaajid galaya ama kasoo baxay ee waa Hoygiisa halkii uu kalsooni ahaan ku gam’ayay.

    Horay,waxaa wax Shil lagu sheegay ku dhintay MW Iran oo waliba Maydkiisa mudo la waayay.

    Hogaamiye sidaa muhiim u ah oo waliba ay iyagu taageeraan Martina u ah in lagu dhex dilo gudaha Dalkooda,waxay udhiganta weerar qaawan oo lagu soo qaaday Dalka Iran.

    Haday xitaa Iran ka danbayso Dilka Haniya,waxay ahayd in ay ku fuliyaan qorshaha meel aan ahayn gudaha Dalkooda.

    Israa’iil,waxay dishay 12-Saac ka hor Dilka Haniya hogaamiyihii ugu sareeyay Garabka Milleteriga ee Xisbullaah.

    Sida wararku tilmaamayaan Haniya,waxaa lagu dilay Gantaal la hagayay,taasoo muujinaysa awooda Tiknoolajiyadeed ee Iran sida uhoosayso.

    Caalamku,waxa uu sii xaqiiqsanayaa in Iran aysan ku filnayn sugida amniga Madaxdeeda iskabadaa in ay cid kale martigeliso.

    Gantaalka lagu dilay Haniya,waa loo adeegsan karaa MW uu Martida u ahaa ee uu Caleema saarkiisa uyimid.

    Iran iskuma dhererin karto Israa’iil sida muuqata.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.