Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Sanaag kuma jirto dood iyo ishaysi Ee waa Puntland”
    Somalia

    Faallo:-Sanaag kuma jirto dood iyo ishaysi Ee waa Puntland”

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 31, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sanaag Subixii laga qabtay Doorasho Qof iyo Cod ah oo Puntland leedahay,ayay si buuxda dhinac iskugu raacday.

    Somaliland oo Magaaladii Caasimada Sanaag ahayd ee Ceerigaabo Maamusha,ayaan uga adkaanay,iyadoon Xabadi dhicin,waase Nin aan Qadayn oo Qaawan.

    Sanaag Bari si buuxda waa Puntland Dal iyo Dad.

    Hadii ay dhacdo in Bulshadeedu go’aansadaan ka bixista Puntland oo ay maraan habraacyada Dastuuriga ah,waa galbinaynaa.

    Balse,waxaan ku kalsoonahay Bulshada Bariga Sanaag in ay PL dhisteen ku leeyihiin awood qaybsi balaaran,isla markaana maqsuud ku yihiin jiritaankeeda.

    Reer Sanaag ka Caqli badan,ka ilbaxsan,kana fahmad badan Dad badan oo aan kala aqoon meesha dantoodu ku jirto ama ufiican.

    Sanaag,waa Dastuuri Puntlander ah oo aan ilaalinayno,haday dhacdo in lagu mashquulo Siyaasad ahaana PL jawaab Siyaasadeed ayay ka bixinaysaa.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/07/10000000_651478249881018_6210111297034856431_n.mp4

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.