Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xogtii ugu danbaysay khasaaraha weerarka Hotel Beach
    Somalia

    Xogtii ugu danbaysay khasaaraha weerarka Hotel Beach

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 2, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ilaa 4-Qof oo ismiidaamiyaal ah,ayaa isku qarxiyey Hotel Beach View ee Xeebta Liido oo Caawa ay Dad badan ku cawaynayeen maadama ay Jimco tahay.

    Bada Dadkii Xeebta Bacaadkeeda fadhiyay oo dhalinyaro ubadnaa,ayaa khasaaraha ugu badan soo gaaray.

    Magaalada Muqdisho,waxaa isqabsaday Qaylada Gaadiidka Gaar-gaarka deg-deg ah oo daad guraynaya Dadka.

    Wararkii ugu danbeeyay,waxay sheegayaan in Hotelka gudahiisa laga maqlayo rasaas,taasoo loo maleynayo in laga dhex dagaalamayo.

    Maydad,ayaa weli daadsan Xeebta Liido, halka dhaawacyo la geeyay Isbitaalo uu kamid yahay Umo Hospital oo Liido ku yaala.

    Xogta weerarkan,waxaa la helay mar hore,balse lagama taxadarin oo waxay ahayd in ay Dadka ka joojiyaan tegida Xeebta Liido iyo isku imaatinka oo ay xiraan goobaha layskugu yimaado.

    Xarunta Xalane oo ay degan yihiin inta Badan Safaaradaha iyo Wakiilada BC saakay,ayaa la xiray Xayndaabkeeda oo la adkeeyay amaankeeda markii la helay xogta.

    Khasaaraha ku dhacay Shacabka Muqdisho Caawa,waxaa sababay masuuliyad darada Masuuliyiknta Dowlada.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/08/received_471252062355024-1.mp4

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.