Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Halkee maraysaa dhismaha Wadada Garacad-Goldogob?
    Puntland

    Halkee maraysaa dhismaha Wadada Garacad-Goldogob?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 5, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waa wax lagu farxo xaqiiqdii dhismaha socda ee Dekeda iyo Wadada Garacad.

    Waa Mashruuc balaaran oo aan lasoo koobi karin qiimahiisa waxtareed ee Bulshada.

    Mashruuc markuu soo dhamaystirmo ku kacaya ku dhawaad $500-Milyan oo Hal Deegaan ka fulay waa maalgelin,horumarin iyo Shaqo abuur caalamiya oo Dowlado waa weyn kaliya fuliyaan.

    Nus Bilyan Dolar Mashruuc ku kacaya in Bulshada caadiga ah ku fakarto oo ku dhaqaaqdo,isla markaana intiisii badnayd la hirgeliyay oo mira dhalkiisii durba la arko mahan,wax fudud.

    Dekeda ay kusoo xiran karaan Hal mar 8-Markab iyo Wado dhererkeedu dhan yahay in ka badan 400-Km in Shacab caadiya oo kan ugu badan uu heli karo Milyan Dolar ubabac dhigaan waa halgan kale.

    Reer Mudug,waxay muujiyeen dadnimo,waxayna PL usameeyeen qiimo cusub oo ay kusii dhex yeelatay Caalamka.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka Shaqada

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/08/An-asmSKAUz011RASoS8RpUSsZzEOWVbb48vjmBi22u498WZAtVmSUtnzmcQU-zp4btBnPpAiJ0zNCzQZwtjkofv.mp4

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.