Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Gudoomiyihii Gobolka Minisota oo loo xushay M.xigeenka Maraykanka Ee Xisbiga Dimuqraadiga
    Somalia

    Gudoomiyihii Gobolka Minisota oo loo xushay M.xigeenka Maraykanka Ee Xisbiga Dimuqraadiga

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 6, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne ku xigeenka Mareykanka Kamala Harris ayaa Guddoomiyaha gobolka Minnesota Tim Walz u dooratay in uu noqdo musharaxa madaxweyne ku xigeenkeeda, isaga oo kala qaybgeli doona ololayaasha doorashada madaxtinimada ee dhici doona bisha November ee soo socota.

    Ku dhawaaqistan rasmiga ah ee Salaasadii ayaa ku soo beegantay ka hor munaasibadda ololaha ee ka dhacaysa Philadelphia, taas oo ay labada masuul si rasmi ah uga wada qaybgeli doonaan.

    “Waan ku faraxsanahay inaan idinla wadaago inaan qaatay go’aankayga, kaasoo ah inaan xushay Guddoomiyaha Gobolka Minnesota Tim Walz,isaga oo ku biiri doonaa ololaha xisbigeena, isagoo noqonaya ku xigeenkayga” ayay ku tiri Harris, fariin qoraal ah oo ay u dirtay taageerayaasheeda. “Tim waa hogaamiye la tijaabiyay oo leh taariikh cajiib ah oo ah in wax loo qabto qoysaska Minnesota.”

    Trump ayaa isaguna hore ugu magcaabay Senator JD Vance ooka soo jeeda Ohio inuu noqdo ku xigeenkiisa intii lagu guda jiray shirweynihii xisbiga Jamhuuriga ee dhacay bishii hore.

    Xigasho:-VOA

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.