Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Xalka Soomaaliya waa in Sadex Dowladood laga dhigo
    Puntland

    Faallo:-Xalka Soomaaliya waa in Sadex Dowladood laga dhigo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 7, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Koonfurta Somaliya markale,ayaa loo sameeyay Magac iyo hawlgal cusub oo Ciidan Nabad ilaalin ah 20-Sano kadib markii ay Dowladnimada dib looga dhaliyay.

    Xasan Shiikhii lahaa,waxaan ka sifaynayaa argagixisada Koonfurta iyo Bartamaha,waxa uu xataa woodi waayay in uu sameeyo Ciidan ku filnaada amniga Dekeda iyo Garoonka Diyaaradaha Xamar.

    20-Sano kadib Xamar,Baydhabo,Kismaayo iyo Beledweyne,waxaa Maamulada fadhiya ku ilaaliya Ciidamo Shisheeye.

    Aragtida saxda ah,waxay tilmaamaysaa in Somaliya loo kala jaro Sadex Wadan oo kala ah….

    1.SL.
    2.PL.
    3.K&B

    Koonfurtu,waxay ubaahan tahay qorshe iyo nidaam gaar ah oo lagu maamulo,kaasoo caalamku Gacanta ku hayo.

    SL iyo PL,way isku filan yihiin Maamul iyo Dhaqaalaba,waana qaangaar la jaanqaadi kara Caalamka,sidaa daraadeed looma xayiri karo kamana dhaxayn nidaam iyo Masiir Koonfurta aan diyaarsanayn.

    Xalka Somaliya waa in lakala jaro oo Sadex Dowladood laga dhigo.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.