Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Biden oo muujiyay khatar kusoo wajahan Dimuqraadiyada Maraykanka
    Somalia

    Biden oo muujiyay khatar kusoo wajahan Dimuqraadiyada Maraykanka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 8, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in uusan kalsooni ku qabin suurtogalnimada in si Nabdoon awoodda loogu kala wareego, hadii ay dhacdo in doorashada Bisha Nofember ee soo socota looga adkaado musharraxa xisbiga Jamhuuriga Donald Trump.

    Mr. Biden ayaa hadalkan ku sheegay wareysigii ugu horreeyey ee uu bixiyo tan iyo markii uu isaga haray tartanka doorashada madaxweynenimada Mareykanka.

    Doorashada Mareykanka oo lagu wado inay dhacdo bisha nofeembar ee sannadkan ayaa waxaa xilka madaxweynaha ku tartami doono Donald Trump iyo Kamala Harris oo kala matalaya xisbiyada Jamhuuriga iyo Dimuqraadiga.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.