Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxay ku lahaayeen PL iyo SL Lacagta Xamar lagu qaybsaday?
    Somalia

    Maxay ku lahaayeen PL iyo SL Lacagta Xamar lagu qaybsaday?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 10, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Afarta DG ee Koonfuta &G.Banaadir iyo Dowlada Dhexe ee Dastuurka ku xadgudubtay,ayaa ku heshiiyay qaybsiga Lacag kabid Miisaaniyadeed ah oo ka timid Beesha Caalamka.

    Lacagtan,ayaa gaaraysa $125-Milyan,waxaana loo qaybsaday……

    1.DG iyo Gobolka Banaadir min $5-Milyan.

    2.Dowlada Dhexe oo heshay $90-Milyan.

    Dowlada Muqdisho ee Sharciyada caalamiga ah ee Wadanka haysata,ayaa ku dooday in laga rabo Lacag dhan $50-Milyan oo Dayn bixin ah,taasoo qayb ka ah barnaamijka Dayn Cafinta.

    Dooda lagu qaybsaday Lacagtan,waxay socotay Sadex Cisho,iyadoo Dowlada Dhexe markii hore usoo bandhigtay Afarta DG iyo G.Banaadir min $1-Milyan in ay qaataan,wayse ku diideen.

    SL iyo PL,ayaan qayb ka ahayn heshiiskan,balse Saami Sharciyadeed ku leh Lacagtan loogu talagalay kabista Miisaaniyadaha Maamulada Somalida oo idil.

    Inkastoo si gaar ah SL Qaybteeda looga saaro markay kusoo dhacdo Khasnada guud ee Qoondada Dalka.

    Qodobada kale ee heshiiskan ku qoran,waa iska Madal qurxin iyo xoojinta Warmurtiyeedka.

     

    Halkan ka akhriso:-

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.