Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaad kala socotaa Wasiir Aadan Ducaale iyo Hantidiisa?WQ C.Jubba
    Somalia

    Maxaad kala socotaa Wasiir Aadan Ducaale iyo Hantidiisa?WQ C.Jubba

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 11, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka Deegaanka Kenya Aadan barre Ducaale,ayaa Baarlamaanka u sheegay in hantidiisu ay dhan tahay 980 milyan oo Kenya Shilings ah, oo u dhiganta 7.6 Milyan oo doolar .

    Bishii Sebtembar 2022 oo loo magacaabay Wasiirka gaashaandhiga,hantidiisu waxay ahayd Ksh.851 milyan,taasoo ka dhigan intii u dhexeysey 2022 -2024 inay hantidiisa ay kusoo korortay lacag dhan Ksh.129 milyan .

    Wasiir Ducaale oo baaramaanka u sharaxaya waxyaabaha ay hantidiisu ay ka kooban tahay,wuxuu yiri .

    “Waxaan dhul ku leeyahay Gaarisa iyo Nayroobi iyo guryo kiro ah,Waxaan Gaarisa ku leeyahay xero lo’da lagu dhaqo iyo guryo kiro ah oo ku yaal Gaarisa iyo Nairobi.

    Waxa kale oo aan saami ku leeyahay ganacsiyo qoyskaygu leeyihiin, oo isugu jira meherado ganacsi, waxaan dhaqdaa geel iyo lo’ .

    Sidoo kale waxaan dakhli fiican ka helay iibinta Buugga taariikh nololeedkayga,kaasoo galay Numberka koowaad ee buugga loogu iibsiga badan yahay maanta.”

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.