Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muxuu ka dhigan yahay hadalka RW Abiy kasoo saaray dadaalka Turkiga?
    Somalia

    Muxuu ka dhigan yahay hadalka RW Abiy kasoo saaray dadaalka Turkiga?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 11, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hadalka RW Abiy marka laga soo tago Mahadcelinta MW Erdogan,waa fariin isbadbaadineed oo uu udirayo Dadkiisa.

    Abiy si cad,ayuu ugu fashilmay hirgelinta doonistiisii uu qaawiyay ee ahayd in uu helo Saldhig Milleteri oo Badda Cas ah.

    Si kale hadii loo dhigo,waa ku dhici waayay in uu ubadalo isfahankii SL dhexmaray heshiis rasmi ah.

    Cadaadisyada uu la kulmay,waxaa ugu weynaa kan Turkiga oo ku noqday,wuxuusan dhaafi karin marka laga tusaale qaato Laba Qodob oo kala ah…..

    1.Maalgashiga Balaaran ee Turkigu ku leeyahay Itoobiya.

    2.Heshiiska Amni ee Turkigu kula jiro Somaliya.

    Sida muuqata kulanka Turkiga ka dhacaya Itoobiya,waxay kaga laaban doontaa isfahankii ay SL la gashay kadibna,waxay Somaliya shaacin doontaa in ay ogoshahay Badeeda in ay la wadaagto Itoobiya si waafaqsan xeerarka caalamka,gaar ahaan kan 1982-dii soo baxay ee QM oo sharaxaya sida ay wax uga helayaan Badaha Dowladaha aan Badaha lahayn.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.