Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Waxgaradka Gobolka Mudug oo baahiyaha Gobolka ugudbiyay MW Deni
    Puntland

    Waxgaradka Gobolka Mudug oo baahiyaha Gobolka ugudbiyay MW Deni

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 11, 2024Updated:August 11, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Qodobada ah baahiyaha Guud Reer Mudug ugudbiyeen MW Deni Maanta.

    1.Wax ka qabashada colaadda Deegaanadda Jiic-boor iyo Maygaagta ,Towfiiq & Buuq-qallooc.

    2.Dhibaatada Maandooriyaha Khamriga.

    3: Ququlka Itoobiyaanka Tahriibka ah iyo wax ka qabashada Tahriibinta dhalinyaradda Puntland.

    4: Xirmooyinka dhul daaqsimeedka.

    5:Dhibaatada Burcad Badeeda.

    6: Biyo Saarka Magaalada Gaalkacyo iyo qorshe hagaha (Town Plan ).

    7: Dhismaha Airport-ka Gaalkacyo

    8.Amniga Dekada Garacad.

    9.Dhismaha Wadada Gaalkacyo & Xarfo.

    10.Dhismaha Wadada Garacad ilaa Galdogob.

    11.Dib u habeynta Ciidankii Gobalka Mudug ee ka soo laabtay dagaalkii Laasacaanood.

    12.Fariisinta golayaasha Deegaanka Jariiban & Bursaalax.

     

    Halkan ka akhriso:-

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.